Cafimat Fican
Cafimat Fican
  • 416
  • 14 594 675

Відео

BAASTO SOCORTA KUGU KICINEYNIN LOW CARB LASAGNA |BASTO ALFOORNO
Переглядів 5 тис.Рік тому
As a walalaheey. Baasto sokorta kugu kicineeynin.
FAlKEEDA GAL SIDA UU CAYIL KUUGU SO KORDHIN RAMADAN KAN EE CUN CUNTADAN OO KALE |#somalia
Переглядів 3,6 тис.Рік тому
Asa walaalaheey Ramadan wanaagsan. My Amazon shop link: www.amazon.com/idea/1AV3V875O91Q6?ref_=lol_ov_le Website keena www.unaniherbal.net/shop-all
CALOOSHA KUMA ADKAANEEYSO HADII AAD SAAN SAMEYSIT|#somalia #ramadan
Переглядів 4,8 тис.Рік тому
CALOOSHA KUMA ADKAANEEYSO HADII AAD SAAN SAMEYSIT|#somalia #ramadan
CALOOSHA KU SOCOTSII CUNTADAN RAMADAN |#ramadan #somalia
Переглядів 4,1 тис.Рік тому
CALOOSHA KU SOCOTSII CUNTADAN RAMADAN |#ramadan #somalia
ISKU DIYAARINTA RAMADAN SUUQA ADEEGA|#somalia
Переглядів 6 тис.Рік тому
Asa Ramadan qeyr iyo baraka wato inshaAllah. My Amazon shop link: www.amazon.com/idea/1AV3V875O91Q6?ref_=lol_ov_le Malabki: www.unaniherbal.net/product-page/honey-malab
SAMBUSA UFIICAN DADKA SOKOROOWGA/ MACAANKA QABO #somalia
Переглядів 32 тис.Рік тому
SAMBUSA UFIICAN DADKA SOKOROOWGA/ MACAANKA QABO #somalia
CALOOSHA KUJAR CUNTADAN #somalia
Переглядів 29 тис.Рік тому
CALOOSHA KUJAR CUNTADAN #somalia
SITIMANKA AAD CAADADA QABTID SIDAN ISAGA TAXADAR NAFTAADA. #somalia
Переглядів 14 тис.Рік тому
SITIMANKA AAD CAADADA QABTID SIDAN ISAGA TAXADAR NAFTAADA. #somalia
RAMADAN KA KAHOR QARASTA kUBIXI CUNTADAN| MUSALSALKI MANTA OGU DANBEYSO ALHAMDULILAH
Переглядів 4 тис.Рік тому
RAMADAN KA KAHOR QARASTA kUBIXI CUNTADAN| MUSALSALKI MANTA OGU DANBEYSO ALHAMDULILAH
Habka yogurt gurigaaga loogu suubsado| malinta 27
Переглядів 6 тис.Рік тому
Habka yogurt gurigaaga loogu suubsado| malinta 27
ISKU CAATEEY CUNTADAN NAFAQADA LEH MALIN 26
Переглядів 4,7 тис.Рік тому
LMNT LINK: elementallabs.refr.cc/anchoredremedy
Qofka uuka raadinaayo ay aad ugu fican tahay| malinta 25
Переглядів 10 тис.Рік тому
LMNT LINK: elementallabs.refr.cc/anchoredremedy
Labo saxan I soo haray mala tuuraayo| malinta 24
Переглядів 2,8 тис.Рік тому
Labo saxan I soo haray mala tuuraayo| malinta 24
Saxankan kujar caloosha February 23
Переглядів 3,4 тис.Рік тому
Saxankan kujar caloosha February 23
RAMADANKA KAHOR CUNTADAN ISKU OGOOW| FEBRUARY 22
Переглядів 8 тис.Рік тому
RAMADANKA KAHOR CUNTADAN ISKU OGOOW| FEBRUARY 22
ISKU OGOOW RAMADAN KA CUNTADAN FEBRUARY 21
Переглядів 5 тис.Рік тому
ISKU OGOOW RAMADAN KA CUNTADAN FEBRUARY 21
Marki aad soomantahay miisaanka saxankan kujar Malinti 20
Переглядів 6 тис.Рік тому
Marki aad soomantahay miisaanka saxankan kujar Malinti 20
Muufadaan Kujar caloosha labadaan cunto
Переглядів 4,5 тис.Рік тому
Muufadaan Kujar caloosha labadaan cunto
CALOOSHA KUJAR LATTE GAN| FEBRUARY 17
Переглядів 2,6 тис.Рік тому
CALOOSHA KUJAR LATTE GAN| FEBRUARY 17
Labadaan cunto cafimad kaada ku badal| #somalia malinti 16
Переглядів 3,7 тис.Рік тому
Labadaan cunto cafimad kaada ku badal| #somalia malinti 16
Caloosha ku jar sidan fudud| #somalia
Переглядів 7 тис.Рік тому
Caloosha ku jar sidan fudud| #somalia
QURAAC IYO QADO LAISKU CAATEEYO MALINTI 15 musalsal
Переглядів 8 тис.Рік тому
QURAAC IYO QADO LAISKU CAATEEYO MALINTI 15 musalsal
Alaabtan hormonkana ufican kuna cateyneyso
Переглядів 2,8 тис.Рік тому
Alaabtan hormonkana ufican kuna cateyneyso
Musalsal malin 13 boolo boolo aan karineynaa kaabaj iyo mayonnaise
Переглядів 2,9 тис.Рік тому
Musalsal malin 13 boolo boolo aan karineynaa kaabaj iyo mayonnaise
MUSALSAL MALIN 12 BAASTO MIISAANKA LAISAGO DHIMO
Переглядів 3,8 тис.Рік тому
MUSALSAL MALIN 12 BAASTO MIISAANKA LAISAGO DHIMO
MUSALSAL MALIN 11 HALDIGSI KU KARI ISUNA CAATEEY #somalia
Переглядів 2,4 тис.Рік тому
MUSALSAL MALIN 11 HALDIGSI KU KARI ISUNA CAATEEY #somalia
MUSALSAL MALINTI 10| ISKU CAATEEY BUSKUTKAN
Переглядів 1,8 тис.Рік тому
MUSALSAL MALINTI 10| ISKU CAATEEY BUSKUTKAN
MUSALSAL MALINTA 9 BARIIS IYO DOORO LAISKU CAATEEYO| ISCATEYN
Переглядів 8 тис.Рік тому
MUSALSAL MALINTA 9 BARIIS IYO DOORO LAISKU CAATEEYO| ISCATEYN
Musalsal malinta 8 cuntada laisku caateeyo
Переглядів 2,8 тис.Рік тому
Musalsal malinta 8 cuntada laisku caateeyo

КОМЕНТАРІ

  • @siradahmedguled490
    @siradahmedguled490 7 годин тому

    Maashalaah

  • @ZahraAxmed-l1v
    @ZahraAxmed-l1v День тому

    𝘋𝘢𝘳 𝘢𝘭𝘭𝘦 𝘬𝘶𝘶 𝘫𝘦𝘤𝘭𝘩𝘺 𝘩𝘰𝘰𝘺𝘰 𝘮𝘤𝘯 𝘢𝘭𝘭𝘦 𝘩𝘢𝘪𝘬𝘢 𝘥𝘩𝘰𝘸𝘳𝘰

  • @CadeSheekh-w3v
    @CadeSheekh-w3v День тому

    Abaayasmii intee gashay waaku xiisnay adiga iyo saalah

  • @khadramahamedelmi8672
    @khadramahamedelmi8672 День тому

    Alle haku xafido wllo qli

  • @Maryama_22
    @Maryama_22 День тому

    San kuu jecelahay abaayo yaasmiineey lagama sheekayn karo 🫶🏽❤️

  • @Maryama_22
    @Maryama_22 День тому

    ☺️❤️

  • @UbahIsse-dc9vq
    @UbahIsse-dc9vq 3 дні тому

    Masha allah❤❤❤❤❤

  • @leylaali1614
    @leylaali1614 4 дні тому

    Masha allah❤

  • @rudaaqueen7505
    @rudaaqueen7505 4 дні тому

    Dacaar

  • @fatimafarahmohamud
    @fatimafarahmohamud 5 днів тому

    Haryarey noo soo noqo plz channel ka english ka wan fahmiyay Aad u jeclaa muuqaalada afsomaliga walhi

  • @AishaAli-ck3zc
    @AishaAli-ck3zc 5 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤BAARAKALLAHU FIIKI ABAAYO YASMIN.

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j 6 днів тому

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Sheikha waxba kaa qarin maayo ee waxaad tahay Dhakhtar….Halkaa kawad…. Waa Khayran katiiran

  • @MohamedNorSharif
    @MohamedNorSharif 6 днів тому

    Birqawato

  • @hodanabdullahi4784
    @hodanabdullahi4784 6 днів тому

    Masha allh xabibti yasmiin xifdullaah

  • @user-lb5jf4tn6k
    @user-lb5jf4tn6k 8 днів тому

    Habryr inaan wax kuweydiya rabay numberkaga WhatsApp ma heli karaa

  • @user-fu3yc4nl2n
    @user-fu3yc4nl2n 8 днів тому

    Asc mam maryan

  • @user-ix5dx8qo1c
    @user-ix5dx8qo1c 9 днів тому

    Ani hadaa guursanaa i a hooyo wax badan aan kasii bartey❤ shukran

  • @user-im8xz4db1p
    @user-im8xz4db1p 11 днів тому

    Asc waad madsantahay kawaran mooska iyo faaiiddadda uu leeyahay

  • @user-ch3xx3gy7b
    @user-ch3xx3gy7b 11 днів тому

    Gabadh uur leh ma isticmaali karta

  • @user-lb5wo3hd1m
    @user-lb5wo3hd1m 11 днів тому

    Scw

  • @user-lb5wo3hd1m
    @user-lb5wo3hd1m 11 днів тому

    😂 1:10

  • @amiindalaa1524
    @amiindalaa1524 12 днів тому

    M.a aad ayaad u mahadsan tahay yaasmiin

  • @CilmiYusuf-g5b
    @CilmiYusuf-g5b 12 днів тому

    Nayaa ma Gus ciil ayaaa ku helay I aniga ikaalay adaaa hoosta ka halcane

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 13 днів тому

    Mnsha Mnsha Allah momo

  • @FartuunMaxamed20
    @FartuunMaxamed20 13 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @AbdallaAHMED-b7s
    @AbdallaAHMED-b7s 13 днів тому

    SABAAX AL QAYR. ALAABTA MAXAA LAGA RABAAA. KII WAX HAYSANIN ALAHA U BARAKAYO.

  • @abdirahmanalimohamed605
    @abdirahmanalimohamed605 13 днів тому

    Ascw Walashey Qaali Yasmin abaayo taasi ayaa iheysata Anigana side ku heli karaa daawada

  • @zakariyamohamed994
    @zakariyamohamed994 13 днів тому

    Asc walaal maxaa looga hortagaa Biya Baxa deg Dega ah Mahadsanid

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 13 днів тому

    Yaasmiiney wlaaheey xaasna ma lhi habeen walba marka aan seexdo waa roiyoodaa anigoo galmo sameeynaayo biyahagii macdanteydii sariirta macawista ayay ku dhamadeen maxaan sameeyaa oo kacsiga iga yaran karo walaahi waan is nacay geeka inaaan iska gooyo ayaa i haysa

  • @aweisamin5257
    @aweisamin5257 13 днів тому

    ASC zacfaraan English maxa Lagu dhahaa

  • @user-nf5wl4be2o
    @user-nf5wl4be2o 13 днів тому

    Maansha allah

  • @AmnoAhmd
    @AmnoAhmd 14 днів тому

    Habo thanks

  • @user-fk2iv6ci5c
    @user-fk2iv6ci5c 14 днів тому

    Islaamihii somalidu way waa sheen mashruucani baratik ma leeyahay mise waa teori oo keliye hunguri BAY wax walba kadayayaan waa been hadhegaysanina Inamal camal biniya hamadu waa niyada Islaantu yay idin sumayn

  • @salmaansamadoon8035
    @salmaansamadoon8035 15 днів тому

    Raga hoostooda miyey dacwo katimaaday😂

  • @user-ig4bk2jr7v
    @user-ig4bk2jr7v 15 днів тому

    Kaasi xijaab maaha gacmahaaga astur walaal

  • @abdullahidayib4667
    @abdullahidayib4667 15 днів тому

    Mhsanid Mom❤

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 16 днів тому

    Caaliya ma guskaa lagu kiciyaa kkkk aniga kayga saliid macsaro uun baan mariyaa wuu iska kacaa

  • @HaniCadey-cd4rh
    @HaniCadey-cd4rh 16 днів тому

    Uma muslimka ah waxn ka codsanaa inaad ii soo duceysan awlaad ubahny inuu allh isiyo😢😢

  • @isramohamed6379
    @isramohamed6379 16 днів тому

    T

  • @saadish5471
    @saadish5471 16 днів тому

    Chai seed mahoo

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 17 днів тому

    Adiga doctor miyaa tahay sidee ku baartay..

  • @yakubibrahim4914
    @yakubibrahim4914 17 днів тому

  • @yakubibrahim4914
    @yakubibrahim4914 17 днів тому

    Asc yasmin

  • @yakubibrahim4914
    @yakubibrahim4914 17 днів тому

    Asc

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o 17 днів тому

    Raga somaliyeed maxa ugu wacan cudurkan . Way ku badanyhy

  • @maxmudismail1954
    @maxmudismail1954 17 днів тому

    Adan ku rabaa qaali

    • @someditins
      @someditins 16 днів тому

      Islaantu waa da ka joog mandhow😮😂

  • @maxmudismail1954
    @maxmudismail1954 17 днів тому

    Asc wllo❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 17 днів тому

    wll xage ka Hela imika Soomalilnd ban jooga ❤❤ iso sheeg

  • @user-sp2zm7zi2o
    @user-sp2zm7zi2o 18 днів тому

    Zacfaraan labo nooc miyaa mid gasac ku jiro budo ah ayaan arki jirey kanna waa sida cowska noo kala qeex allah haku xafido mahadsanid

  • @user-mi6tw5kp6d
    @user-mi6tw5kp6d 18 днів тому

    Ikhiyaarta Sacfaraan mahan waa saffron marka Kala Ogada.